Website casri ah oo E-Books lagu akhristo gudaha website-ka, user-kuna bishii kaliya $1 ayuu iska bixinayaa. Book-ga lama download-garayn karo, affiliate link ayaa jira, tartan bille ahna waa ku jiraa.
Baro sida fursado dhaqaale loo abuuro iyo sida lacag loo maamulo.
Buug kooban oo standard sare leh, ganacsi iyo suuq-geyn ku saabsan.
Akhris fudud, mobile friendly ah, progress-kana waa laguu kaydinayaa.
Unlimited access inside the platform.
System dhamaystiran oo loogu talagalay akhris, subscription, affiliate commission iyo tartan bille ah.
Books-ka kaliya website-ka dhexdiisa ayay ku furmayaan, direct PDF download lama siinayo.
User kasta wuxuu helayaa referral link, qofkii link-giisa iska diiwaangeliya commission ayuu ka helayaa.
Markasta oo referral-ku bixiyo subscription/book access, referrer-ku wuxuu helayaa $0.25.
Bishii tartan ayaa la qabanayaa: referrals, reading activity ama quiz score ayaa lagu kala bixi karaa.
Login casri ah oo isticmaali kara fingerprint, face ID ama device PIN si ammaan loo kordhiyo.
Haddii user-ku device luminayo, recovery code ayuu ku soo ceshan karaa account-kiisa.
Admin-ku wuxuu maamuli karaa users, books, subscriptions, affiliates, payments iyo competitions.
Design-ku wuxuu si qurux badan uga shaqaynayaa phone, tablet iyo computer.
User-ku PDF reader kuma furan karo, download button-na ma helayo. Content-ka waxaa lagu ilaalinayaa protected reader, subscription check iyo user session.
Platform-kan wuxuu isku darayaa akhris, lacag bixin bille ah, affiliate system, tartan bille ah iyo amni casri ah.
🚀 Join Platform Now